Akhriso;Dalalka ay ka soo jeedaan dadkii ku dhintey diyaaradii Ethiopian Airlines

0
Sunday March 10, 2019 - 20:38:22 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 875
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso;Dalalka ay ka soo jeedaan dadkii ku dhintey diyaaradii Ethiopian Airlines

    Shirkada Diyaaradaha Ethiopian Airlines ayaa shaacisay wadamada ay ka soo jeedaan dadkii ku geeriyooday diyaaradii saaka ku burburtay duleedka magaalada Addis Ababa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirkada Diyaaradaha Ethiopian Airlines ayaa shaacisay wadamada ay ka soo jeedaan dadkii ku geeriyooday diyaaradii saaka ku burburtay duleedka magaalada Addis Ababa.

149 rakaab ah oo rag iyo dumar isugu jira iyo 8 shaqaalihii diyaarada ahaa ayaa ku dhintey burburka diyaarada.

 

Diyaarada ayaa ku burburtay Bishoftu ama Debre Zeitoo 50km Koofur ka xigta caasimada Ethiopia.

 

Shirkada Ethiopian Airlines oo la rumeysan yahay inay tahay shirkadda ugu weyn ee diyaaradaha ee qaarada Afrika ayaa markii ugu dambeysay ay shil ku timaado ahayd sanadkii 2010kii.

 

Dadka Shilkan ku dhintay waxaa sidoo kale kamid ahaa Muwaadin Soonaaliyeed oo lagu magacaabo Cabdishakuur Maxamed Cabdulle (Shahaad)

Halkan ka aqriso Liiska Dalalka ay u dhasheen dadkii ku dhintey burburka diyaarada Ethiopian Airlines

 

32 Kenyan

 

18 Canada

 

9 Ethiopian

 

8 Chinese

 

8 Italian

 

8 US

 

7 British

 

7 France

 

6 Egypt

 

5 Netherlands

 

4 UN passport

 

4 Indian

 

3 Russian

 

2 Moroccan

 

2 Israeli

 

1 Belgian

 

1 Ugandan

 

1 Yemeni

 

1 Sudanese

 

1 Somali

 

1 Togo

 

1 Mozambican

 

1 Norwegian






 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip