General Cirfiid oo iska Casilay Xilka Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka iyo Taliye Cusub oo loo Magacaabay Xilkaasi

0
Thursday October 12, 2017 - 18:08:16 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 3186
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    General Cirfiid oo iska Casilay Xilka Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka iyo Taliye Cusub oo loo Magacaabay Xilkaasi

    kulan ay Magaalada Muqdisho ku yeesheen Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa Magaacabay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ka Dib Markii uu Xilka Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka uu iska Casilay General Cirfiid.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

kulan ay Magaalada Muqdisho ku yeesheen Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa Magaacabay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ka Dib Markii uu Xilka Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka uu iska Casilay General Cirfiid. Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo kulankooda Khamiislaha ahaa Maanta ku yeeshay Magaaladda Muqdisho ayaa Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed u magacaabay Janaraal Cabdi Jaamac Xuseen  oo ku magac dheer Gen (Gorod) kadib markii uu is casilay Taliyihii Ciidankaasi Sarreeye Gaas Axmed Jimcaale Geeddi (Cirfiid).


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip