Degmada Dharkiinley oo lagu soo qab qabtay Rag lagu tuhmayo UGUS.

0
Monday May 11, 2015 - 13:18:52 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1314
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Degmada Dharkiinley oo lagu soo qab qabtay Rag lagu tuhmayo UGUS.

    waxaa goor dhow soo gaba gaboobay howlgallo lagu baadi goobayay maleeshiyaadka Gumaadka umuda Soomaaliyeed UGUS.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxaa goor dhow soo gaba gaboobay howlgallo lagu baadi goobayay maleeshiyaadka Gumaadka umuda Soomaaliyeed UGUS. Afhayeenka Wasaarada Amniga Qaranka Soomaaliyeed ayaa Radiyaha Ciidanka u sheegay in Howlgaladan lagu so qab qabtay rag latuhmayo in ay la shaqeeyaan UGUS, afhayeenka ayaa sheegay in Sharciga la marsiin doono ragan lasoo qab qabtay ka dibna la marsiin doono waajibaadkooda.

afhayeenka ayaa hadalkiisa ku sii daray in ciddii danbi lagu waayo lasii deyn doono, ma ahan ,marki ugu hoteysay ee ciidamada Xooga Dalka & kuwa nabad sugidda ay sameeyaan howlgallo lagu sifeynayo Maleeshiyaaadka UGUS. 


Waxaa kaloo xusid mudan in Ciidamada Xooga dalka & kuwa nabad sugidda ay billaabeen in ay Dadka Shacabka ee danyarta ah siiyaan raashiin marka ay howlgalada wadaan, waliba iyagoo wada dhaqtar daaweeya dadka jiran ee aan awoodin aadida Isbitaalada. 
waxaa isasoo taraysa Amaanta loo jeedinayo Cidamada Amaanka iyagoo bogaadin is daba joog ah ka hella shacabka Soomaaliyeed.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip