Howlgallo ballaaran oo ka socda Gobolka Bay & Bakool ay wadaan ciidamada Xooga Dalka & Nabad Sugida
Waxaa Saakay waaberigi ilaa haatan ka socda Gobolka Baay & Bakool. Howl gallo ballaaran oo Ciidamada Amaanka & kuwa nabad sugidda ay wadaan.
Howlgaladan ayaa lagu soo qab qabtay Maleeshiyaadka Gumaadka Umadda Soomaaliyeed UGUS, kuwaa oo dhibaato ku hayay shacabka soomaliyeed eek u sugan Goboladaasi.
Howgaladan ayaa intiisa badan ka dhacay Degmada Qansax dheere taasoo qasaaro badan loo geeeystay Maleeshiyaadka UGUS, Ciidamada Xooga Dalka & kuwa amaanka ayaa dhowaanahanba iska kaashanayay Howlgalada lagu ciribtirayo Haraadiga UGUS.