
Daawo :- Hees Wadani ah oo Ciidamada loo qaaday
Heeskaan oo ah Hees wadani ah ayaa waxaa ku luuqeynayo Fanaanka Caanka ah ee Abuukar Sayid Cali Jaajuumoow waxaana Heeskan uu u qaaday ama uu ugu talo galay Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed . Halkaan Hoose ka daawo Muuqaalka Heeska oo dhameystiranHeeskan ayuu ku sheegay dhamaan Shaqooyinka Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ay qabtaan
Daawo :- Hees Wadani ah oo Ciidamada loo qaaday
Heeskaan oo ah Hees wadani ah ayaa waxaa ku luuqeynayo Fanaanka Caanka ah ee Abuukar Sayid Cali Jaajuumoow waxaana Heeskan uu u qaaday ama uu ugu talo galay Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed .