Hogaanka gadiidka ee ciidanka xooga dalka oo gaarey horumar dhageeso madaxa hogaanka gadiidka oo ka hadlayo

0
Tuesday March 01, 2016 - 16:04:08 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1429
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hogaanka gadiidka ee ciidanka xooga dalka oo gaarey horumar dhageeso madaxa hogaanka gadiidka oo ka hadlayo

    Madaxa Hogaanka gaadiidka ciidanka xooga dalka soomaaliyed Gaashaale sare Maxamed maxamuud Garabey oo la Hadley idaacada ciidamada qalabka sida ayaa sheegey in hogaanka gaadiidka ee ciidanka xooga dalka soomaaliyed uu qabtey wax badan oo la taaban k

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxa Hogaanka gaadiidka ciidanka xooga dalka soomaaliyed Gaashaale sare Maxamed maxamuud Garabey oo la Hadley idaacada ciidamada qalabka sida ayaa sheegey in hogaanka gaadiidka ee ciidanka xooga dalka soomaaliyed uu qabtey wax badan oo la taaban karo.

waxa uu tilmaamey in hogaanka gadiidka uu ka kooban yahay  gawaarida gaashaman , gaadidka ay isticmalaan ciidamada qalabka sida iyo kuwa ay isticmalaan madaxda

Gaashaale sare Maxamed maxamuud Garabey  ayaa sheegey in ay tabarada ciidamada xooga dalka ay si wanaagsan ay u socdaan sidoo kale waxa uu hambalyo u direy ciidamada maleyshiyada kooxda ugus ka xureeyay degaanka ceel baraf iyo degaanada kale isagoona sheegey in ay sii soconayaan howlgalada maleyshiyada kooxda ugus ay kaga xureynayaan gobolada dalka 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip