Taliyeyaasha Ciidamada Badda iyo Dhulka XDS oo Ka Qaybgalay Bandhigga Caalamiga ah ee Hubka IDEF 2025 ee Istanbul
Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha XDS Gen Cabduwahaab Cumar iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS Jen Sahal Cabdullahi ayaa ka qayb galay Bandhigga Caalamiga ah
ee Hubka iyo Tignoolajiyada Milatariga ee IDEF 2025, kaasoo ka socda magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.