Ibraahim Nuur, oo magaciisa afgarashadu yahay (Farxaan) kana tirsanaa kooxda argagixisada, ayaa isku soo dhiibay laamaha amniga degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose.
Farxaan ayaa laamaha amniga ku wareejiyay qori iyo booshkiisa, kuwaas oo uu kala soo goostay kooxda argagixisada.
Isa-soo dhiibidda Ibraahim Nuur ayaa keentay in uu u adkeysan waaye dhibaatada iyo gaajada duurka ku heysa Khawaarijta kuwaas oo ka dhuumanaya baacsiga Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Daraawiishta.