DEG DEG Ugaas Hiilow Barre oo Nabadugidda isku soo dhiibay

0
Sunday September 26, 2021 - 20:18:47 in Wararka by
  • Visits: 647
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG Ugaas Hiilow Barre oo Nabadugidda isku soo dhiibay

    Ugaas Hiilow Barre oo muddo afar sanno ah ka tirsanaa maleeshiyaadka argagaxisada ah Al shabaab gaar ahaan kuwa ku sugan deegaanada hoos yimaada Ceel- buur ayaa isku soo dhiibay ciidanka Nabad sugida ee ku sugan Magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ugaas Hiilow Barre oo muddo afar sanno ah ka tirsanaa maleeshiyaadka argagaxisada ah Al shabaab gaar ahaan kuwa ku sugan deegaanada hoos yimaada Ceel- buur ayaa isku soo dhiibay ciidanka Nabad sugida ee ku sugan Magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud.
Ugaas Hiilow oo magaciisa afgarashada ku sheegay Cabditifaax ayaa sheegay in uu ka mid ah maleeshiyaadka arxanka daran ee argagaxisada ah al Shabaab,Waxaa hada wareysanaya Ciidanka NISA si xog badan uu uga bixiyo sababaha uu isku soo dhiibay.

Waxii kusoo kordha Warbaahinta Ciidamada kala soco



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip