Ugaas Hiilow Barre oo muddo afar sanno ah ka tirsanaa maleeshiyaadka argagaxisada ah Al shabaab gaar ahaan kuwa ku sugan deegaanada hoos yimaada Ceel- buur ayaa isku soo dhiibay ciidanka Nabad sugida ee ku sugan Magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduu