Howlgal lagu khaarijiyay xubno ka tirsan maleeshiyada argagixisadaoo ka dhacay Geerile oo dhanka galbeed kaga beegan degmada ceeldheer.

0
Thursday May 23, 2024 - 16:22:35 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 124
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Howlgal lagu khaarijiyay xubno ka tirsan maleeshiyada argagixisadaoo ka dhacay Geerile oo dhanka galbeed kaga beegan degmada ceeldheer.

    Xubna ka tirsan maleeshiyada argagixisada ayaa lagu dilay dagaal ka dhacay deeganada Geerile oo dhanka galbeed kaga beegan degmada ceeldheer.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xubna ka tirsan maleeshiyada argagixisada ayaa lagu dilay dagaal ka dhacay deeganada Geerile oo dhanka galbeed kaga beegan degmada ceeldheer.

Ururka 86aad ee CXD iyo Ciidanka deegaanka oo Howlgalkan sameyay ayaa ka dul dhacay fariisin Caga ku gambadka khawaarijta ay ku lahaayeen deegaanka Geerile.
Saraakiisha hogaaminaya howlgalkan oo aanu la hadalnay ayaa Inoo xaqeejiyay in qasaara baaxad leh lagaarsiiyay khawaarijta.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip