Ciidanka Xoogga Dalka oo si buuxda ula wareegay magaalooyinka Masagawaa iyo Ceel-dheer.
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa gudaha u galay Degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud oo Kooxda Khawaariijta ah iskaga carartay.
Dhinaca kale Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed iyo Ciidamadda degaanka ayaa kooxda akhawaarijta kala wareegay magaalada mesegawaa ee gobalka Galgaduud.
Kumaadooska Xds ee Gor gor iyo ciidanka xaq u dirirka deegaanka ayaa si nabada magalada mesegawaa kala wareegay argagixisada waxaana hadda ciidamaddu howlgallo miina baaris ah ka wadaan gudaha magaalada.