Maxkamada ciidamada qalabka sida oo xukun ku riday rag lagu eedeeyay in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta u fariisatay dhageysiga dacwad loo heystay sideed rag ah iyo saddex dumar ah oo lagu eedeeyay in ay la shaqeynayeen Al-Shabaab.
Kow iyo tobanka xubnood ee maxkamada la soo taagay ayaa ka soo jeeda degmada Hodan, waxaana lagu eedeeyay inay u basaasayeen kooxaha argagixisada ah
Agaasimihii kooxda oo lagu qabtay suuqa Muqdisho.Qareenada ayaa ka soo horjeestay cadeymaha, waxaana maxkamadu ay dhawaan go’aan ka soo saari doontaa.

0 