
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo lagu wareejiyay rag u diyaarsan ka qeyb galka dagaalka Khawaarijta.
Dadka degaanka Furqaan ee gobolka Shabeellada Dhexe oo dhawaan laga xoreeyey Khawaarijta ayaa maanta Taliyaha Ciidanka Dhulka Xds ku wareejiyay rag hubeysan si ay qeyb uga noqdaan dagaalka Khawaarijta looga sifeynayo degaanada ay wali ku harsan yihiin.
Jeneral Maxamed Tahliil Biixi ayaa uga mahad celiyay Reer Furqaan garab istaagga ay u muujiyeen Ciidanka Qaranka.
Agaasimaha Waaxda Canshuuraha Beriga ee Wasaaradda Maaliyadda, Muxyadiin Xasan Jurus iyo saraakiil ciidan ayaa goob joog ahaa madasha wareejinta ciidanka iyo saanadooda.
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo lagu wareejiyay rag u diyaarsan ka qeyb galka dagaalka Khawaarijta.
Dadka degaanka Furqaan ee gobolka Shabeellada Dhexe oo dhawaan laga xoreeyey Khawaarijta ayaa maanta Taliyaha Ciidanka Dhulka Xds ku wareejiyay rag hubeysan si ay qeyb uga noqdaan dagaalka Khawaarijta looga sifeynayo degaanada ay wali ku harsan yihii