Ciidanka Xoogga Dalka oo dilay in ka badan 50 Maleyshiyaad ah
Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa degaanka Yasooman ee gobolka Hiiraan ku dilay 50 dhagar qabayaal katirsan nabadiidka Al-shabaab kadib markii ay maleeshiyaadka argagixisada isku dayeen inay weerar ku soo qaadaan degaankaasi.
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa Idaacadda Ciidamadda u sheegay in argagixisada jab xoogan la gaarsiiyay islamarkaasna laga dilay 50 dhagar qabe.

0 