Wasiirka Gaashaandhigga dalka ayaa booqday Wershadaha Soo saara qalabka Ciidanka Turkiga

0
Friday September 03, 2021 - 11:55:42 in Wararka by
  • Visits: 339
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Gaashaandhigga dalka ayaa booqday Wershadaha Soo saara qalabka Ciidanka Turkiga

    Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ayaa booqday Warshadaha Soo saara Noocyada kala duwan ee Qalabka Ciidanka Turkiga, kawaas oo ku yaalla Magaalada Caasimada dalkaasi Ee Ankara.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ayaa booqday Warshadaha Soo saara Noocyada kala duwan ee Qalabka Ciidanka Turkiga, kawaas oo ku yaalla Magaalada Caasimada dalkaasi Ee Ankara.
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa ka mid ah Ciidamada wadamada  Africa ugu horreeya ee isticmaala Qalabka ay warshadahaani Soo saaraan.

Booqashada Wasiirka Gaashaandhigga uu ku joogo dalka Turkiga  ayaa waxay qeyb ka tabay qorsha dib-u-dhiska iyo Tayeynta  Ciidanka XDS oo ay Dowlada Turkiga ka  taageerto DFS.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip