Kulan looga hadlayay dardargalinta howlgalada ka dhanka ah maleeshiyaadka al-shabaab oo lagu qabtay magaalada xudur.

0
Sunday January 17, 2021 - 19:16:18 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 352
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulan looga hadlayay dardargalinta howlgalada ka dhanka ah maleeshiyaadka al-shabaab oo lagu qabtay magaalada xudur.

    Taliyaha Qeybta 60aad Sareye Guuto Maxamed Sheekh Abdullahi Ciirow ayaa Manta Kulan Laqaatey Saraakisha Guutada 9 aad Ee qeybta 60-aad isagoona ka Xog Wareystey Xalada Guud Ee Ciidanka iyo Ladagaalanka Kooxda Nabadiidka Ee Al Shabab

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Qeybta 60aad Sareye Guuto Maxamed Sheekh Abdullahi Ciirow ayaa Manta Kulan Laqaatey Saraakisha Guutada 9 aad Ee qeybta 60-aad isagoona ka Xog Wareystey Xalada Guud Ee Ciidanka iyo Ladagaalanka Kooxda Nabadiidka Ee Al Shabab

Taliyaha qeybta 60-aad xoogga dalka Jeneraal Maxamed Shiikh Cabdulaahi Ciiroow ayaa wuxuu kulan la qaatay saraakiisha guutada 9-aad qeybta 60-aad xoogga dalka.

Wuxuu ka xog wareeystay xaalada amni ee gobolka bakool iyo dagaalka gobolkaasi degaanada yar ay ka joogaan argagixisada looga xoreeynayo.

Jeneraal maxamed sheikh cabdulaahi ayaa saraakiisha guutada 9-aad kula dar-daarmay inay kordhiyaan howlgalada ka dhanka ah maleeshiyaadka al-shabaab ee kasocda gobolka bakool.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip