Ciidanka Xoogga Dalka Oo kahortgay Gaari Waxyaabaha Qarxa Laga Soobuuxiyay Meel u dhow Agagaarka Muqdisho Stadium.

0
Saturday August 08, 2020 - 16:18:25 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 412
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Dalka Oo kahortgay Gaari Waxyaabaha Qarxa Laga Soobuuxiyay Meel u dhow Agagaarka Muqdisho Stadium.

    Ciidanka Xoogga dalka ayaa ka hortagay naftii-halige waday gaari walxa qarxa laga soo buuxiyey, kadib markii uu ka dhago adeegay inuu istaago bar kontarool oo baabuurta lagu hubiyo oo ku taalla agagaarka garoonka Stadium Mogadishu, waxaana uu ku qarx

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Xoogga dalka ayaa ka hortagay naftii-halige waday gaari walxa qarxa laga soo buuxiyey, kadib markii uu ka dhago adeegay inuu istaago bar kontarool oo baabuurta lagu hubiyo oo ku taalla agagaarka garoonka Stadium Mogadishu, waxaana uu ku qarxay banaanka hore ee xarun saad oo ay leedahay qeybta 27-aad ee XDS.

qaraxaasi ma jirto wax Khasaaro ah oo kasoo gaaray askartii ku sugneyd halkaasi.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip