Saraakiil Booliis oo tababar muhiim ah loo xiray

0
Sunday September 21, 2025 - 14:59:55 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 38
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saraakiil Booliis oo tababar muhiim ah loo xiray

    Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi oo uu wehliyo Taliye ku-xigeenka Booliiska Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullaahi ayaa Saraakiil Dalacaad loo sameeyey usoo xiray Tababar aqoon kororsi oo la xiriira Shuruuc

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sorry: It seems that you don't have flash PlayerGet the Flash Player hereWith out flash Player you cannot watch our videos.

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi oo uu wehliyo Taliye ku-xigeenka Booliiska Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullaahi ayaa Saraakiil Dalacaad loo sameeyey usoo xiray Tababar aqoon kororsi oo la xiriira Shuruucda iyo Nidaamka maamulka.

Xarunta Akadeemiyadda Ciidanka Booliiska ayaa laga dhaqangeliyey isbadal lagu sameeyey dhinaca Waxbarista Ciidanka oo hadda ay Saraakiishani bar bilow u noqdeen, in Saraakiisha dalacda lagu siiyo Tababaro aqoontooda kor loogu qaadayo si looga dhabeeyo wax ka badalka lagu sameeyo Hab dhaqanka iyo Aqoonta Ciidanka Boliiska .

      




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip