Ciidamo ka tirsan Gor Gor iyo Haramcad oo maanta la geeyey Matabaan

0
Friday March 11, 2022 - 12:08:39 in Wararka by
  • Visits: 659
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamo ka tirsan Gor Gor iyo Haramcad oo maanta la geeyey Matabaan

    Ciidamo ka kala tirsan Gorgor iyo Harmacad ayaa gaaray magaalada Matabaan ee gobolka Hiiraan, kuwaas oo qeyb ka qaadanaya sugidda amniga degmadaas.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamo ka kala tirsan Gorgor iyo Harmacad ayaa gaaray magaalada Matabaan ee gobolka Hiiraan, kuwaas oo qeyb ka qaadanaya sugidda amniga degmadaas.

Ciidankaan ayaa ka soo baxay magaalooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb, waxayna fariisimo waaweyn ka sameysteen gudaha iyo daafaha magaalada Matabaan.

Xaaladda degmada Matabaan ayaa degan, kadib markii shalay laga hor tegay weerar nabadiidka Al-Shabaab ay ku doonayeen inay ku qabsadaan magaalada.

Ciidamo u badan boolis oo ku sugan Matabaan ayaa ka hor tagay qorshihii argagixisada, mana jiraan wax khasaare ah oo ka dhashay, markii laga reebo jab la gaarsiiyey nabadiidkii isku deyey inay soo weeraraan degmada Matabaan.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip