
Ciidanka Kumaandooska Xds Oo Cagta Mariyay Fariisimo Argagixisadu Ku Lahaayeen Meel Udhow Degaanka Basra
Taliyaha guutada 18-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle Bashiir Cumar oo hogaaminaya howlgallada culus ee ay Ciidamada Kumaandooska Gorgor ka wadaan deegaannada dhaca xadka Shabeelooyinka ayaa warbahinta Ciidamadda u xaqiijiyay inay cagta mariyeen tuulooyinka "Sabyo. Baqdaad. Baladul-kariim. Jambaluul. God-doofaar iyo Deniga-baalow" oo dhamaantood hoostaga deegaanka Basra, gabaadna u ahaa kooxda nabad-diidka.
Ururka 9-aad, guutada 18-aad ee Kumaandooska Gorgor, Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo culus oo lagu soo afjarayo haraadiga kooxda Argagixisada waxaa ay kawadaan Aagga deegaanka Basra oo talis weyn u ahaa Maleeshiyaadka Argagixisada Shabaab.
Ciidanka Kumaandooska Xds Oo Cagta Mariyay Fariisimo Argagixisadu Ku Lahaayeen Meel Udhow Degaanka Basra
Taliyaha guutada 18-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle Bashiir Cumar oo hogaaminaya howlgallada culus ee ay Ciidamada Kumaandooska Gorgor ka wadaan deegaannada dhaca xadka Shabeelooyinka ayaa warbahinta Ciidamadda u xaqiijiyay inay cagta mariyeen