Hawlgalka ayaa si gaar ah loogu beegsaday xarumo ay ku dhuumaaleysanayeen xubno ka tirsan kooxda Khawaarijta, iyadoo cadowga lagu gaarsiiyay khasaare xooggan.
Wafdi uu hoggaaminayo Taliyaha cusub ee Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gaashaanle Sare Maxamed Aadan Yariis, ayaa maanta si rasmi ah u soo gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.
0 Visits: 253 |
Wednesday June 18, 2025 - 19:10:58
oo ku dhuumaaleysanayay deegaanka Ceel Jeedow, oo hoos taga Waajid. Howlgalka oo ahaa mid si taxadar leh loo fuliyay, ayaa sababay in cadowga laga saaro goobihii ay isku aruursanayeen, iyadoo