Wararka

Ra"iisulwasaaraha XFS oo hambalyo u diray Shacabka Soomaaliyeed

0 Visits: 442 | Thursday June 05, 2025 - 20:49:52
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ummadda Islaamka, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ugu hambalyeeyay munaasabadda barakaysan ee Ciidul-Adxaa.

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo u diray Shacabka Soomaaliyeed

0 Visits: 438 | Thursday June 05, 2025 - 20:48:54
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbaddiisa munaasabadda Ciidda uga hadlay Xaaladda Siyaasadeed ee dalka iyo hambalyada munaasabadda ciidul Adxaa

Read More »

Horjoogayaal ka tirsanaa khawaarijta oo maanta la xukumay By Aadan Sooyaal Last updated: June 5, 2025 1 Min Read

0 Visits: 489 | Thursday June 05, 2025 - 16:30:25
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xabsi daa'in ku ridday Muxudiin Cabdisalaan Maxamuud "Daqarre", ayaa lagu soo eedeeyay kamid ahaanshiyaha argagixisada iyo in uu dadka ku tashkiilin jiray in ay ku biiraan kooxaha nabad-diidka iyo marin habaabin carruurta Soomaaliyeed…

Read More »

Ciidanka Xoogga Dalka iyo Kuwa Degaanka Oo Jab Xooggan Ku Gaarsiiyay Khawaarijta Degaanka Ceel-Hareeri.

0 Visits: 391 | Wednesday June 04, 2025 - 21:50:11
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidamadda Degaanka ayaa maanta guul ka gaaray weerar arbushaad ah oo ay Khawaarijtu ku soo qaadeen deegaanka Ceelhareeri ee gobolka Hiiraan.

Read More »

Shirweynaha Qaran ee maareynta hubka oo lagu soo xiray muqdisho

0 Visits: 332 | Tuesday June 03, 2025 - 13:38:08
-Ku Simaha Ra'iisul Wasaaraha, ahna Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka XFS, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa soo xiray shirweynaha Qaran ee maareynta hubka, rasaasta, iyo ka hortagga qaraxyada macmalka ah, kaas oo muddo labo maalmood ah ka soconayay magaalada muqdisho.

Read More »

Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay shabakad khawaarij ah

0 Visits: 359 | Tuesday June 03, 2025 - 13:36:59
Cabdinaasir Maxamed Xasan, afgaradiisuna tahay Macallim Xaaji ayaa lagu eedeeyay in uu khawaarijta u sameyn jiray gaadiidka ay qaraxyada ku fuliyaan iyo kuwa ka cilladooba, isaggoo gawaarida cusubna ka tiri jiray sumadaha aqoonsiga Chassis Number, mid cusubna saari jiray, si tixraac aysan ugu sameyn…

Read More »

Dhagarqabe ka tirsaa Khawaarijta oo iska soo dhiibay Koofur Galbeed

0 Visits: 250 | Tuesday June 03, 2025 - 13:35:49
Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed ee ku sugan deegaanka Burjaad ayaa maanta waxaa isku soo dhiibay Buubaay Ganuun Salaad, oo ka tirsanaa horjoogayaasha kooxda Khawaarijta.

Read More »

Shirweynaha Qaran ee maareynta hubka oo Muqdisho ka furmay

0 Visits: 266 | Tuesday June 03, 2025 - 13:33:52
Xafiiska Amniga Qaranka ayaa maanta shir soconaya muddo labo cisho ah oo looga hadlayo maareynta hubka, rasaasta iyo ka hortagga qaraxyada macmalka ah ku qabtay magaalada Muqdisho.

Read More »

Toban khawaarij ah oo lagu dilay howlgal ka dhacay Hiiraan

0 Visits: 292 | Thursday May 29, 2025 - 17:11:26
Ciidanka geesiyaasha Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), oo garab ka helaya kacdoonka shacabka ee Macawiisleyda gobolka Hiiraan, ayaa saaka waaberigii fuliyay howlgal qorsheysan oo lagu beegsaday fariisin Khawaarijtu ku lahaayeen deegaanka ceel-dheere oo qiyaastii 8-km u jira magaalada Halgan ee gobolka…

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay xidiga kubadda cagta ee Afrika

0 Visits: 262 | Wednesday May 28, 2025 - 18:46:19
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay ciyaartoydii hore ee caanka ka ahaa dhanka kubadda cagta caalamka, Samuel Eto'o oo ah Gudoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Cameroon, Emmanuel Adebayor, iyo Jay-Jay Okocha oo booqasho taariikhi…

Read More »

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Kulan Muhiim ah la Qaatay Wakiillo ka Socda ICRC

0 Visits: 267 | Monday May 26, 2025 - 20:16:39
Wasiirka Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Maxamed Fiqi, ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay saraakiil sare oo ka socday Hay'adda Caalamiga ah ee (ICRC), kuwaas oo uu hoggaaminayay Antoine Grand, una wehliyay Maxamed Ibraahim Nuur iyo Daniel Zougari.

Read More »

Ciidanka XDS iyo kuwa deegaanka oo howlgallo xooggan ka wada Hirshabeelle.

0 Visits: 320 | Tuesday May 20, 2025 - 16:38:29
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ee gobolka Hiiraan ayaa mar kale saakay weerar culus ku qaaday dhulka howldka ah ee ay khawaarijtu kaga dhuumaalaysanayaan xadka gobollada Hiiraan iyo Shabeellada dhexe.

Read More »

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Ciraaq

0 Visits: 307 | Sunday May 18, 2025 - 18:36:25
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan rasmi ah la yeeshay dhiggiisa dalka Ciraaq, Mudane Thaabit Maxamed Al-Cabaasi, kadib markii uu gaaray xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Ciraaq.

Read More »

Wasiir Fiqi oo soo xiray tababar ku saabsan istiraatiijiyadda warbaahineed ee difaaca Qaranka

0 Visits: 371 | Wednesday May 14, 2025 - 18:51:23
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu wehliyo Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax, ayaa si rasmi ah Xarunta Warbaahinta ee Wasaaradda ugu soo xiray tababar socday muddo saddex maalmood ah. Tababarkan,…

Read More »

Golaha Wasiiradda oo bogaadiyey guullaha ciidamada qalabka Sida

0 Visits: 386 | Thursday April 24, 2025 - 19:09:34
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa bogaadiyay guulaha ciidanka qalabka sida iyo kuwa deegaanka oo toddobaadkan guulo taariikhi ah ka soo hooyay furimaha dagaalka lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta.

Read More »

Ciidanka Xoogga oo kaashanaya kuwa deegaanka ayaa in ka badan 40 Khawaarij ah ku dilay Shabeellaha dhexe

0 Visits: 437 | Thursday April 24, 2025 - 19:01:32
In ka badan 40 dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta Al-Shabaab ayaa lagu dilay hawlgalo qorsheysan oo ka dhacay deegaannada Wargaadhi iyo Labigoley ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Read More »

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya

0 Visits: 531 | Sunday April 13, 2025 - 19:37:38
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji oo xarunta Wasaaradda ku qaabilay Danjiraha dowladda aynu walaalahanahay ee Turkiga Mudane Amb. Alper Aktaş ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo dardargelinta wada shaqeynta labada dal, gaar ahaan difaaca iyo amniga.

Read More »

Tababar heer sare ah oo loo soo xiray saraakiil ka tirsan Daraawiishta iyo Taliska Dhexe ee Ciidanka Boliiska

0 Visits: 549 | Sunday April 13, 2025 - 19:25:09
Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullaahi Maxamed (Kaniif), ayaa maanta si rasmi ah ugu soo xiray tababar heer sare ah oo loo qabtay saraakiil ka tirsan Daraawiishta iyo Taliska Dhexe ee Ciidanka Boliiska.

Read More »

Ra'iisulwaasaraha XFS oo magacaabay Guddiga Qaran ee Taakuleynta Dagaalka lagula jiro Khawaarijta

0 Visits: 451 | Thursday April 03, 2025 - 20:40:23
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Guddiga Qaran ee Taakuleynta Dagaalka lagula jira kooxaha Khawaarijta ah ee Shabaab iyo Daacish.

Read More »

Ciidanka xoogga oo hawlgal ka dhacay jubadda hoose ku dilay xubno ka tirsan khawaarijta

0 Visits: 471 | Thursday April 03, 2025 - 20:34:53
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Jubbaland ayaa maanta guul weyn ka soo hooyay howlgal ballaaran oo ka dhacay gobolka Jubbada Hoose, halkaas oo lagu beegsaday kooxaha Khawaarijta.

Read More »