Wararka

Wasiirka Gaashaandhigga XFS Oo Ka Qaybgalay Madal Lagu Xoojinayo Ka-hortagga Xagjirnimada iyo Amniga Dalka

0 Visits: 141 | Thursday April 30, 2026 - 20:55:34
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay Madasha Isku Xirka Hawlaha Ka-hortagga Fikirka Xagjirka ah ee ay soo qaban-qaabisay Xarunta TUBSAN, taas oo uu shir guddoominayay Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS, Mudane Saalax Axmed Jaamac.

Read More »

Shirka Taliyaasha Sirdoonka wadamada Bulshada Bariga Afrika oo Muqdisho ka furmay

0 Visits: 161 | Thursday April 30, 2026 - 20:48:43
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa si rasmi ah u daahfuray shirka Taliyayaasha Talisyada Sirdoonka ee wadamada ku mideysan Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC), kaas oo socon doona 29–30 Abriil 2026.

Read More »

Booliska oo Bulshada ka wacyigelinaya Maan-dooriyaha

0 Visits: 164 | Thursday April 30, 2026 - 20:42:28
Waxaa maanta Degmada Waaberi ee gobolka Banaadir lagu qabtay kulan dood-wadaag ah oo ku saabsanaa la-dagaallanka maandooriyaha, doodaas oo ay dhex martay bulshada iyo Booliska.

Read More »

Wasiirka Gaashaandhigga Oo Ka Qaybgalay Kulanka Dib-u-habeynta Hay'adaha Amniga iyo Xoojinta Maamul-wanaagga Soomaaliya

0 Visits: 189 | Tuesday April 28, 2026 - 17:11:54
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta ka qaybgalay kulanka dib-u-eegista hannaanka dowladnimada iyo maamul-wanaagga ee la xiriira hay'adaha amniga dalka, kaas oo ay ka soo qaybgaleen mas'uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, Bangiga Adduunka, iyo Saaxiibbada…

Read More »

Soomaaliya oo hirgelisay siyaasadda ilaalinta bedqabka Rayidka

0 Visits: 179 | Saturday April 25, 2026 - 20:12:20
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta qaabilay wafdi heer sare ah oo ka socday Xarunta Ilaalinta Rayidka ee Xilliyada Colaadaha (CIVIC), oo uu hoggaaminayay Agaasimaha Afrika ee hay'adda, Mudane Vianney Bisimwa. Kulanka intii uu socday,…

Read More »

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo sagootiyay cutubyo ka tirsan ciidanka oo ku biiraya howl-gallada ka dhanka ah argagixisada

0 Visits: 168 | Saturday April 25, 2026 - 19:58:03
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa sagootiyay cutubyo ka tirsan ciidanka oo ku biiraya howl-gallada dalka looga ciribtirayo argagixisada.

Read More »

Boliiska Soomaaliya iyo Talyaaniga oo kawada hadlay xoojinta iskaashiga labada ciidan

0 Visits: 152 | Saturday April 25, 2026 - 19:54:16
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa dalka Jabuuti kulan kula yeeshay saraakiil sare oo ka tirsan Ciidanka Carabinieri ee dowladda Talyaaniga, kuwaas oo uu hoggaaminayay Sarreeye Guuto Andrea Taurelli Salimbeni.

Read More »

Taliyaha Ciidanka XDS oo gaaray degmada Xuddur ee Gobolka Bakool

0 Visits: 160 | Saturday April 25, 2026 - 19:49:44
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kormeer ku tagay degmada Xuddur ee Gobolka Bakool, Wafdiga ayaa waxaa garoonka diyaaraha magaalada Xuddur ku soo dhaweeyay Saraakiisha Guutada 9-aad, maamulka Xuddur iyo Shacabka Degmada.

Read More »

Taliyaha CXD oo socdaal dhulka ah ku gaaray deegaano ka tirsan gobolka Baay

0 Visits: 179 | Tuesday April 21, 2026 - 19:16:04
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed XDS, ayaa socdaal dhulka ah ku tegay Degmada Bardaale iyo deegaanka Awdiinle ee Gobolka Baay. Ujeeddada safarka Taliyaha ayaa ahayd kormeer iyo…

Read More »

Wasiirka amniga oo tababar u soo xiray Askar Daraawiish ah

0 Visits: 175 | Tuesday April 21, 2026 - 19:13:53
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa galabta si rasmi ah u soo xiray tababar loo qabtay 120 askari oo ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan Cutubka Daraawiishta Booliska.

Read More »

Ciidamadda amniga oo Khaarijiyay horjooge ka tirsan Khawaarijta

0 Visits: 174 | Tuesday April 21, 2026 - 19:11:37
Taliska La-dagaalanka Argagixisada ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo ka duulaya xogo sirdoon ayaa hawlgal loogu magac daray WAABARI ka fuliyay deegaanka Jambaluul ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Read More »

Xoghayaha cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo xilka la wareegay

0 Visits: 166 | Tuesday April 21, 2026 - 19:08:27
Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda Mudane Yuusuf Cali Maxamed iyo Xoghayihii hore Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax.

Read More »

Ciidanka Xoogga Dalka oo gagaar gaarsiiyay Shacab ku dhaqan degaano katirsan gobolka Baay.

0 Visits: 184 | Thursday April 16, 2026 - 20:43:10
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan cutubyada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Gorgor ayaa gargaar u fidiyay shacabka ku nool deegaanno ka tirsan gobolka Baay, kadib dhibaatooyin isugu jira abaaro, cunno yari iyo xaalado amni oo saameeyay nolosha dadka deegaanka.

Read More »

Ciidanka Xoogga oo howlo biyo dhaamin ah ka wada deegaanada Gobolka Sh/Hoose

0 Visits: 168 | Thursday April 16, 2026 - 20:38:12
Ciidanka Xoogga Dalka yaa gurmad biyo Dhaamin ah u sameeyay shacabka ku dhaqan Deegaanka Dhanaane ee duleedka Degmada Marka oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose.

Read More »

Wasaaradda Gaashaandhigga oo faahfaahin ka bixisay Howlgallo lagu dilay ku dhawaad 60 Khawaarij ah

0 Visits: 147 | Thursday April 16, 2026 - 20:34:47
Ciidanka Qaranka, oo kaashanaya saaxiibbada caalamka, ayaa howlgallo duqeyn ah ka fuliyay deegaannada Tardho ee gobolka Hiiraan, Ugunji ee gobolka Shabeellaha Hoose, Daynuunaay ee gobolka Baay, iyo Qumbi ee gobolka Jubbada Hoose.

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarigga ka jaray Dhismeyaal cusub

0 Visits: 175 | Sunday April 12, 2026 - 19:22:30
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Taliska Taakuleynta iyo Hoggaanka War isgaarsiinta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaasi oo qeyb ka ah qorshaha dib u dhiska kaabeyaasha muhiimka u ah maamulka, isku-duwidda…

Read More »

Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay Xuska Sanad-guurada Aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

0 Visits: 156 | Sunday April 12, 2026 - 19:07:09
Waxaa maanta si heer sare ah looga xusay magaalada Muqdisho sanadguuradda 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Munaasabadda waxaa ka qeybgalay Madaxweeynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiye Ku-xigeenka…

Read More »

Madaxweynaha JFS oo dhagax-dhigay xarunta hay'adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

0 Visits: 169 | Sunday April 12, 2026 - 19:00:32
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay wehliyaan Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Axmed Macallin Fiqi iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta dhagax-dhigay…

Read More »

Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay sanad-guurada 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

0 Visits: 122 | Sunday April 12, 2026 - 18:52:46
Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qeyb galay xuska 66-aad ee sanad-guurada kasoo wareegtay aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Read More »

Ciidanka Xoogga Dalka oo gacanta ku dhigay horjooge ka tirsan khawaarijta

0 Visits: 223 | Saturday April 04, 2026 - 14:03:34
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 203-aad Guutada 20-aad ee Kumaandooska Gorgor, ayaa gacanta ku soo dhigay horjooge ka tirsan Khawaarijta oo lagu magacaabo Salaad Macalin Cusmaan Cabdiyow, loona yaqaan (Salaad Dheere).

Read More »