Wararka

Ku simaha Ra'iisul wasaaraha dalka oo kormeerey Maqaayaddi Qaraxa lala eegtay.

0 Visits: 1844 | Tuesday April 21, 2015 - 17:10:07
Ku simaha Ra'iisul wasaaraha dalka ahna Wasiirka Dastuurka ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen oo ay wehliyaan Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir "Maareeye",Taliyaha Hey'adda Sirdoonka iyo Nabad sugidda Qaranka ee NISA Janaraal…

Read More »

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhul ugu deeqay qoysas dan yar ah.

0 Visits: 1872 | Tuesday April 21, 2015 - 15:14:46
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen "Muungaab" oo ay wehliyaan mas'uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka ayaa howlo kormeer ah ku tegay dhul ay leedahay dowladda oo ku yaala duleedka Muqdisho, isla markaana uu maamulka gobolku uu dib u dejin ugu sameeyay…

Read More »

Wasiirka, Wasiiru dowlaha Warfaafinta iyo mas'uuliyiin kale oo kormeerey qaar kamid ah xarumaha Wasaaradda

0 Visits: 1717 | Tuesday April 21, 2015 - 15:03:09
Wasiirka, Wasiiru dowlaha Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska oo ay wehliyaan qaar kamid ah agaasimiyaasha Wasaaradda ayaa maanta kormeereen qaar kamid ah xarumaha Wasaaradda ay ku leedahay magaalada Muqdisho yihiin Madbacadda Qaranka, Wakaalada Filimada Soomaaliya,golaha Murtiyada iyo Madadaalada…

Read More »

Olole Nadaafadeed oo ka soconaya inta u dhexeysa Isgoysyada Dabka iyo KM4

0 Visits: 1734 | Tuesday April 21, 2015 - 14:27:46
Ololahaan nadaafadeed oo ah mid sare loogu qaadayo bilicda caasimadda ayay haween ka kala socda Waaxyada degmooyinka Waaberi iyo Hodan, kuwaasi oo carada iyo qashinka ka qaadayay wadda Maka Al-mukarama, waxaana dadweynihii ku howlanaa Nadaafadda ay nadiifinayeen Waddamada Laamiga ah iyo hareeraha waddooyinka…

Read More »

Qarax lala eegtay maqaayad ku taalla Muqdisho oo dad rayid ah ay ka qadeynayeen.

0 Visits: 2189 | Tuesday April 21, 2015 - 14:10:03
Qarax loo adeegsaday gaari ayaa ka dhacaymaqaayad ay dad badani ku jireen oo ku taalla ka soo horjeedka Hotelka Centeral ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Xukun 20 sano xarig ah oo lagu xukumay madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Mursi

0 Visits: 1981 | Tuesday April 21, 2015 - 13:52:54
Maxkamadda dambiyada ee dalka Masar ayaa ku labaatan sano oo xabsi ah ku xukuntay madaxweynihii xilka laga tuuray ee Masar Maxamed Mursi iyo xubno kale oo ka tirsanaa xisbiga Xorriyadda iyo Cadaaladda ee dalka Masar.

Read More »

Wasiiro ka tirsan Xukuumadda oo Cadaado kula shiraya qeybo ka mid ah bulshada rayidka

0 Visits: 1956 | Tuesday April 21, 2015 - 10:15:30
Wasiirada Arrimaha gudaha iyo Qorsheynta ee xukuumadda Soomaaliya iyo xubno kale ayaa maanta magaalada Cadaado kulamo kula leh qeybaha bulshada, kaasi oo looga arrinsanayo dar dargelinta habsami u socodka howlaha maamul u sameynta Gobollada Mudug iyo Galgaduud.

Read More »

Raysal wasaare Cumar C/rashiid iyo dhigiisa Kenya oo rajo ka muujiyay in dib loo furo Xawaaladaha Soomaaliya ee dhowaan Dowlada Kenya xayiraada saartay.

0 Visits: 1775 | Tuesday April 21, 2015 - 09:18:56
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake

Read More »

Wasiiro ka tirsan Dowlada federaalka oo cadaado gaaray goordhow. (SAWIRO)

0 Visits: 2067 | Monday April 20, 2015 - 18:05:53
Waxaa Maanta Magaalada Cadaado soo gaarey Wasiiro ka socda Dowlada Fedaraalka ah ee Soomaaliya kuwaas oo uu kusoo dhaweeyey Cadaado Wasiisrka Arimha Gudaha iyo Federaalka C/raxmaan Maxamed Xussen oo isagu sii joogey degmada

Read More »

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya oo maanta la dhaariyay

0 Visits: 2162 | Monday April 20, 2015 - 17:58:16
Kulankan lagu dhaarinayay ilaa 58 sarkaal oo ka tirsan ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta waxaa uu ka dhacay Dugsiga tababarka Ciidanka ee Jazeera oo ku yaala duleydka magaaladda Muqdisho,waxaana kulanka ka qeyb galay hogaanka tababarada ee ciidanka xooga dalka iyo sidoo kale taliyaha Dugsiga…

Read More »

Maaxweynaha oo canbaareeyay qaraxi shaqalaaha UN-ka lagula beegsaday Garowe.

0 Visits: 2088 | Monday April 20, 2015 - 14:32:22
Madaxweynaha Jamhruiyadda Federeealka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka maanta lagu qaaday shaqaalaha Qarammada Midooday ee magaalada Garowe.

Read More »

Ergayga gaarka ah Qaramada Midoobay oo Cambaareeyay Qarixii Garoowe.

0 Visits: 1963 | Monday April 20, 2015 - 13:33:18
Ergayga Gaarkaa ee QM u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Nicholas Kay ayaa Cambaareeyay Weerarkii Qaraxa loo Adeegsaday ee Saaka ka dhacay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland,kaas oo lagu qaaday Xaruumah Hay'adda UN-ka ee Magaalada Garoowe ay ka dagan yihiin.

Read More »

Ciidamada amniga oo baadi goobaya rag dil Dhuusamareeb ugu geystay askar ka tirsan Ciidamada Xooga

0 Visits: 2016 | Monday April 20, 2015 - 10:46:14
Ciidamada dowladda ayaa baadi goobaya kooxo hubeysan oo shalay gelinkii dambe labo askari ku dishay magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud, iyadoo....

Read More »

Maxkamadda sare ee ciidamada oo xukun ku riday askar ka tirsan C.X.D

0 Visits: 2466 | Monday April 20, 2015 - 10:09:46
Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun dil iyo xabsi ciidan ku riday askar ka tirsan ciidanka, kadib markii maanta la horgeeyay racfaan ay ka qaateen Maxkamadda darajada Koowaad oo horey xukunno kala duwan ku riday...

Read More »

Ciidanka amniga oo toogasho ku dilay kooxo ka tirsan UGUS (Alshabaab)

0 Visits: 1842 | Monday April 20, 2015 - 08:53:12
Ciidamada hay'adaha amniga ee dowladda ayaa howlgallo ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe waxa ay toogasho ku....

Read More »

Kusimaha Madaxweynaha Dalka mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo la kulmay Safiirka Turkiga

0 Visits: 2016 | Sunday April 19, 2015 - 16:21:24
Ku simaha Madaxweynaha dalka ahna gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan "Jawaari" ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire Olgen Baker waxayna ka wadahadleen arimo ku quseeya xiriirka labada dalka Soomaaliya iyo Turkiga.

Read More »

Shirka Caalamiga ee Iskaashiga amniga oo ka furmey magaalada Caqaba ee dalka Urdun

0 Visits: 2076 | Sunday April 19, 2015 - 14:57:45
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,

Read More »

Wasiirka Gaashaandhigga oo tababar u soo xiray askar ka tirsan Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed islamarkaana qaarkood siiyay Darjooyin. (Sawiro)

0 Visits: 2027 | Sunday April 19, 2015 - 14:16:36
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta tababar u soo xiray saraakiil dhameysatay tababar layli sarkaal ah, waxaana munaasabadda ka dhacday xerada Jazeera ka qeyb galay Taliyaha Ciidamadda Xooga dalka Jen. Daahir Aaden Cilmi (Indha-qarshe) iyo saraakiil kale.

Read More »

Wasiirka Dastuurka oo laamaha ammaanka ku amray inay cadaalada hor keenaan cidii ka dambeysay dilka Xildhibaan Aadan Xaaji

0 Visits: 1965 | Sunday April 19, 2015 - 14:08:12
iyadoo shalay Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka lagu toogtay Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Maamulka Puntland oo lagu magacaabi jiray Aadan Xaaji Xuseen, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay amartay in baaris lagu sameeyo cidii ka dambeysay dilka Xildhibaanka.

Read More »

Saacadaha Soo socdo ayaa lagu wadaa in Madaxweynaha Dalka Soomaaliya uu Urdun uga qeyb gallo shir looga hadlayo qatarta argagixisada.

0 Visits: 1870 | Sunday April 19, 2015 - 09:10:01
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan Boqortooyada Urdun ayaa maanta ka qayb galaya shir looga hadlayo qatarta kooxaha argagixisada ah ay ku hayaan caalamka.

Read More »