Wararka

Ciidanka amniga oo toogasho ku dilay kooxo ka tirsan UGUS (Alshabaab)

0 Visits: 1688 | Monday April 20, 2015 - 08:53:12
Ciidamada hay'adaha amniga ee dowladda ayaa howlgallo ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe waxa ay toogasho ku....

Read More »

Kusimaha Madaxweynaha Dalka mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo la kulmay Safiirka Turkiga

0 Visits: 1881 | Sunday April 19, 2015 - 16:21:24
Ku simaha Madaxweynaha dalka ahna gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan "Jawaari" ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire Olgen Baker waxayna ka wadahadleen arimo ku quseeya xiriirka labada dalka Soomaaliya iyo Turkiga.

Read More »

Shirka Caalamiga ee Iskaashiga amniga oo ka furmey magaalada Caqaba ee dalka Urdun

0 Visits: 1908 | Sunday April 19, 2015 - 14:57:45
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,

Read More »

Wasiirka Gaashaandhigga oo tababar u soo xiray askar ka tirsan Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed islamarkaana qaarkood siiyay Darjooyin. (Sawiro)

0 Visits: 1839 | Sunday April 19, 2015 - 14:16:36
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta tababar u soo xiray saraakiil dhameysatay tababar layli sarkaal ah, waxaana munaasabadda ka dhacday xerada Jazeera ka qeyb galay Taliyaha Ciidamadda Xooga dalka Jen. Daahir Aaden Cilmi (Indha-qarshe) iyo saraakiil kale.

Read More »

Wasiirka Dastuurka oo laamaha ammaanka ku amray inay cadaalada hor keenaan cidii ka dambeysay dilka Xildhibaan Aadan Xaaji

0 Visits: 1785 | Sunday April 19, 2015 - 14:08:12
iyadoo shalay Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka lagu toogtay Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Maamulka Puntland oo lagu magacaabi jiray Aadan Xaaji Xuseen, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay amartay in baaris lagu sameeyo cidii ka dambeysay dilka Xildhibaanka.

Read More »

Saacadaha Soo socdo ayaa lagu wadaa in Madaxweynaha Dalka Soomaaliya uu Urdun uga qeyb gallo shir looga hadlayo qatarta argagixisada.

0 Visits: 1713 | Sunday April 19, 2015 - 09:10:01
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan Boqortooyada Urdun ayaa maanta ka qayb galaya shir looga hadlayo qatarta kooxaha argagixisada ah ay ku hayaan caalamka.

Read More »

Magaalada Khartuum ee Dalka Suudaan oo lagu qabtay Munaasabad aaad u qiimo badan oo lagu xusayay maalinta Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed.

0 Visits: 2054 | Sunday April 19, 2015 - 08:20:58
Safaarada Soomaaliya ee Dalka Suudaan oo Munaasabad lagu xusayay Maalinta Ciidanka Xooga Dalka ku qabatay Magaalada Khartoum..

Read More »

Afhayeen cusub oo loo magacaabay Maamulka Gobolka Banaadir iyo Afhayeenkii hore oo xilka laga qaaday

0 Visits: 1971 | Saturday April 18, 2015 - 17:02:48
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Afhayeenkii Maamulka Gobolka Banaadir Cali Seeko, isagoona Magacaabay afhayeen cusub

Read More »

Madaxweynaha oo shir ku saabsan arrimaha Amniga kaga qeyb galaya dalka Urdun

0 Visits: 1778 | Saturday April 18, 2015 - 16:13:26
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Aqaba ee dalka.

Read More »

Taliyaha Qeybta Boliiska Gobolka Bari Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Howlgalo Boosaaso ay Sameeyeen Oo Lagu Soo Qabtay Dhagar qabayaal

0 Visits: 2281 | Saturday April 18, 2015 - 12:19:11
Taliyaha qaybta booliska gobolka Bari Cabdixakiim Yuusuf Xuseen oo la Hadley Raadiyaha Codka Ciidamada Qalabka sida ayaa sheegay in dhaawac fududi soo gaarey taliyaha saldhigga la weerarey oo lgu magacaabo Siciid Cali Ibra.

Read More »

Taliyaha Nabad Sugida Qaranka Oo Xalay Kormeeray Isgoysyada Magaalada Muqdisho

0 Visits: 1894 | Saturday April 18, 2015 - 12:08:52
Taliyaha Hey'adda Nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka Gen C/raxmaan Maxamed Tuuryare ayaa xalay Saqdii dhexe Kormeeray Xaruumaha Ciidamada Qalabka sida ee magaalada Muqdisho islamarkaana gudanayay waajibaadka Qaran ee Dalka iyo dadka ay u hayaan si uu ugu kuur galo Xaalada Amni ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Xukuumadda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Dhibaatada Dadka Soomaaliyeed Ay Kala Kulmaan South Africa

0 Visits: 1978 | Saturday April 18, 2015 - 09:37:36
Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay cambaareyneysaa weerarada daran ee ka dhanka ah muwaadiniinteeda , laguna boobayo hantidooda iyo shirkadahooda .

Read More »

Ku Simaha Madaxweynaha Dalka Oo Ka Qeyb Galay Munaasabad Lagu Soo Gabagabeynayay Todobaadka Dhir Beerista Soomaaliya

0 Visits: 1776 | Saturday April 18, 2015 - 09:24:58
Xafladani lagu soo gaba gabeynayay todobaadka dhir Beerista Soomaaliya oo ay ka qeyb galeen guddoomiyaha Baarlamaanka jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ahna ku simaha madaxweynaha dalka , wasiirka dastuurka ahna ku simaha Ra'isul wasaaraha dalka, wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya,…

Read More »

Sanadguurada 55aad ee Ciidanka XDS oo la xusay-SAWIRRO

0 Visits: 2412 | Thursday April 16, 2015 - 13:23:28
SANADGUURADA 55aad ee XDS

Read More »

Taliyihii Qaybta 12-ka Apriil oo xil ka qaadis lagu sameeyay

0 Visits: 2672 | Monday March 23, 2015 - 11:55:01
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xil ka qaadis rasmi ah ku sameeyay Taliyihii qaybta 12-ka April ee Ciidanka Xooga General Maxamed Maxamuud Xasan (Qaafow).

Read More »

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Kenya oo si xun loogu dhaawacay Magaalada Nairobi

0 Visits: 1877 | Monday March 23, 2015 - 11:55:01
Xildhibaanka ka tirsan Baarlamaanka Dalka Kenya ayaa xalay lagu dhaawacay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Magaaladaasi.

Read More »

Waxgarad dalbaday in wax laga qabto cabashada dhulka

0 Visits: 1775 | Monday March 23, 2015 - 11:55:01
Kulankaani oo ay ka qeyb galeen gudi ay soo wakiisheen dad sida ay sheegeen maamulka gobolka Banaadir uu ka bur buriyay dhul ay ka deganaayeen ka soo horjeedka xeradii Maslax gaar ahaan dhinac degmada Kaxda iyo qaar ka mid ah Odayaashii soo xulay

Read More »

AMISOM oo ka hadashay qabsashada Jaziirada Kudhaa ee gobolka Jubbada Hoose

0 Visits: 1884 | Monday March 23, 2015 - 11:55:01
Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo ay wehliyaan Askarta AMISOM ayaa Al-shabaab kala wareegay Jaziirada Kudhaa oo ka tirsan deegaanada hoostaga magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose.

Read More »

Munaasabad lagu xusayay maalinta Biyaha aduunka oo lagu qabtay Muqdisho

0 Visits: 1911 | Monday March 23, 2015 - 11:55:01
Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay xuska Maalinta Biyaha Adduunka oo ku beegan 22 Maarso,waxaana munaasabadaasi ka qeyb galay Mas'uuliyiin Dowladda ka tirsan sida Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ku xigeenkiisa iyo Wasiir ku xigeenka Caafimaadka…

Read More »

Kenya oo darbi weyn ka dhiseysa xadka ay la wadaagto Soomaaliya

0 Visits: 1992 | Monday March 23, 2015 - 11:55:01
Wasiirka arimaha gudaha Dowlada Kenya Joseph Nkaissery ayaa sheegay in todobaadkaan ay bilaabayaan dhismaha darbi weyn oo laga Hirgilinayo Sohdinta ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya,kaasi oo micnahiisa lagu sheegay in looga hortagayo weerarada Al-shabaab ku qaadaan dalka Kenya soo galootiga sharcidarada…

Read More »