Wararka

Ciidanka ammaanka oo gacanta ku dhigay lacag been-abuur ah

0 Visits: 1892 | Tuesday June 02, 2015 - 10:04:32
Ciidammada ammaanka ayaa xalay howl gal ay ka sameeyeen magaalada Muqdisho ku soo qabtay lacago been-abuur ah iyo dad lagu tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin kooxaha nabadda diidan sida uu Raadiyo Muqdisho u sheegay afhayeenka wasaaradda amniga Maxamed Yuusuf Maxamuud.

Read More »

Ra'isul wasaare Cumar C/rashiid oo xalay kulan kula qaatay degmada Cadaado haween Soomaaliyeed

0 Visits: 2003 | Tuesday June 02, 2015 - 09:54:06
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke ayaa kulan balaaran xalay la qaatay Haweenka ka qayb galaya shirka maamul u samaynta Gobolada Dhexe iyo ururada haweenka ee degmada Cadaado.

Read More »

Ciidanka Xooga Dalka oo Maleeshiyaadka UGUS ka sifeeyay deegaanka TOORA-TOOROW

0 Visits: 1989 | Tuesday June 02, 2015 - 09:34:33
Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa saaka aroornimadii la wareegay degaanka Toora-toorow ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Read More »

Gudoomiye Cirfo "ciidamada Liyuu Booliis waa laga saaray deegaanadii ay ku soo duuleen qaarkood"

0 Visits: 2530 | Monday June 01, 2015 - 18:39:08
Gudoomiyaha Gobolka Galgaduud Xusee Cali Wehliye (Cirfo) ayaa ka hadlay tiro ahaan khasaaraha dhimasho ee ka dhacay dagaaladii asbuuca ka socday xadka Galgaduud la leeyahay Itoobiya.

Read More »

Baarlamaanka oo maanta ka hadlaya mooshinka ka dhanka ah Wakiilada Jubbaland

0 Visits: 2362 | Monday June 01, 2015 - 10:32:30
Mudanayaasha Barlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeelanaya xarunta golaha Shacabka muddo todobaad kadib ayaa lagu wadaa in looga hadlo ajandayaal dhowr ah

Read More »

Wasiirka Arrimaha gudaha oo ku baaqay in la joojiyo colaadda ka taagan xadka Galgaduud iyo Ethiopia

0 Visits: 1966 | Monday June 01, 2015 - 10:16:40
Wasiirka ariimaha Gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen "Odawaa" ayaa ka hadlay dagaaladda ka socda soohdinta u dhaxeysa gobolka Galgaduud iyo Dowlad Deganka Soomaalida Ethiopia, kaas oo u dhexeya dad xoolo dhaqato ah iyo Ciidamada Liyuu Boolis ee…

Read More »

Saraakiisha CXD oo booqday askar ku soo dhaawacantay dagaalkii Shabeelaha Hoose

0 Visits: 2275 | Sunday May 31, 2015 - 14:22:08
Saraakiishaan maanta booqtay askarta ku soo dhaawacantay dagaalka Ciidanka xoogga dalku kula jiraan cadawga ka shaqeynaya dhibaateynta bulshada Soomaaliyeed ee Al shabaab ayaa waxaa horkacayay madaxa hogaanka ciidammada xoogga Janaraal Cabdulaahi Caynte waxaana ay u kuur galayeen xaalada askarta.

Read More »

Dowladda Soomaaliya: "Ma ogolaaneyno wax ka yar heshiis xalaal ah oo ku saabsan arrimaha shidaalka"

0 Visits: 1688 | Sunday May 31, 2015 - 10:03:55
Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka waxaa farxad u ah in ay ka warbixiso in sahanka shidaalka laga sameeyey Soomaliya uu yahay rajadiisa mid dhiira-gelin leh.

Read More »

Roob saameeyay Barakacayaasha oo Muqdisho ka da'ay

0 Visits: 1926 | Saturday May 30, 2015 - 09:24:54
Roob lagu diirsaday ayaa Saaka ka da'ay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya,waxaana sidoo kale Roobku uu Saameyn ku yeeshay Dadka Barakacayaasha ah

Read More »

Dowlada Somalia oo wax lala yaabo ku sifeysay qaxooti Soomaali ah oo loo diiday iney ka degaan Berbera

0 Visits: 2104 | Saturday May 30, 2015 - 09:17:48
Dawladda Somalia ayaa ka hadashay tallaabo ay Somaliland shalay Berbera muddo kooban ku hor-istaagtay qaxooti Soomaali ah oo ka soo cararay dagaallada ka socda dalka Yemen, waxayna talabadaas ku tilmaantay ka baxsan bani aadamnimada iyo qawaaniinta caalamiga ah.

Read More »

Kulan magaalada Abuja ku dhexmaray madaxweynaha Somalia iyo dhigiisa cusub ee dalka Nigeria

0 Visits: 1946 | Saturday May 30, 2015 - 09:09:15
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan kula qaatay xarunta Madaxtooyadda Nigeria Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Fedraalka Nigeria Mudane Muhammadu Buhari.

Read More »

Ciidanka XDS oo howlgallo ka dhan ah UGUS ka wada gobolka Bakool

0 Visits: 2106 | Saturday May 30, 2015 - 08:50:05
Ciidamada XDS oo wata gaadiidka gaashaaman ee dagaalka ayaa howlgallo ka dhan ah maleeshiyaadka UGUS, ka wada deegaanno ka tirsan gobolka Bakool.

Read More »

Maxkamadda ciidammada oo saraakiil u xirnaa qaraxii SYL dambi waysay

0 Visits: 1817 | Tuesday May 26, 2015 - 17:10:36
Maxkamadda darajada koowaad ee ciidammada qalabka sida ayaa sii daysay toddobo sarkaal oo u xirnaa qaraxii ka dhacay Hotelka SYL, kaddib markii ay maxkamaddu dambi ku waysay.

Read More »

Madaxweynaha oo min hal darajo dalacsiiyay ururka labaad ee guutada 5 aad

0 Visits: 2107 | Tuesday May 26, 2015 - 17:02:07
Kadib kormeer uu maanta Madaxweynaha dowladda Federaalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan wasiirka Gaashaandhigga Janaraal C/qaadir Sheekh Cali Diini, Wasiirka Amniga gudaha Mudane C/rasaaq Cumar Maxamed iyo saraakiil kale ayaa ku tageen fadhiisamada ciidanka xoogga dalka ay ku leeyihiin…

Read More »

Shacabka Soomaaliyeed ee Qaxootiga ku ah Yemen oo Markab soo daabulo loogu deeqay.

0 Visits: 2022 | Monday May 25, 2015 - 17:28:22
Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku dhibaateeysan Dalka Yemen oo Dagaal uu ka soconayo ayaa maanta waxaa Ganacsade Soomaaliyeed uu ugu deeqay Markab lagu soo daabuli doono Qaxootigaasi, isagoo u mariyay Gudiga bad baadinta & samata bixinta Soomaalida ku dhibaateysan YEMEN,

Read More »