Wararka

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA IYO WAFDIGIISA OO SI DIIRAN LOOGU SOO DHOWEEYAY BANDIIRADLEEY

0 Visits: 120 | Monday August 17, 2026 - 18:11:06
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa si heer sare ah loogu soo dhoweeyay magaalada Bandiiradleey ee Gobolka Mudug, halkaasi oo ay isugu soo baxeen boqolaal ka mid ah shacabka…

Read More »

MADAXWEYNAHA IYO WAFDIGIISA SAFARKA NABADDA GALMUDUG OO LAGU SOO DHOWEEYAY GALINSOOR

0 Visits: 112 | Monday August 17, 2026 - 18:06:09
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira safarkiisa deegaanada Galmudug ee uu ugu kuur-galayo xaaladaha amniga iyo nolosha bulshada ayaa soo gaaray magaalada Galinsoor ee Gobolka Galgaduud.

Read More »

Ciidanka XDS oo Baydhabo ku Fashiliyay Weerar Lagu Soo Qaaday Fariisimadooda

0 Visits: 128 | Monday August 17, 2026 - 18:02:14
Abaare 5:00 subaxnimo, fariisimo ay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ku leeyihiin magaalada Baydhabo waxaa weerar ku soo qaaday maleeshiyaad isugu jira Al-Shabaab iyo kuwa taabacsan Cabdicasiis Laftagareen, kuwaas oo weerarka u adeegsaday gaadiid laga soo buuxiyay walxaha qarxa.

Read More »

Ciidanka Xoogga oo Fashiliyey Weerar Argagixisadu Saaka ku Qaadday Baydhabo

0 Visits: 120 | Monday August 17, 2026 - 18:00:28
Ciidamada Qaranka iyo Daraawiishta Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa saaka fashiliyey weerar naf-lacaari ah oo argagixisadu ku soo qaadeen xaafado ka tirsan magaalada Baydhabo.

Read More »

Taliyaha Boliiska oo Tababar u Soo Xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Haramcad

0 Visits: 106 | Monday August 17, 2026 - 17:58:45
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan, ayaa Akadeemiyadda TURKSOM tababar ugu soo xiray cutubyo si gaar ah loo tababaray oo ka tirsan Ciidanka Haramcad.

Read More »

Madaxweynaha JFS oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka

0 Visits: 110 | Monday August 17, 2026 - 17:55:49
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tababar u soo xiray kumannaan askari oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaasi oo soo dhammaystay tababarka aasaasiga ah ee ciidanka, kaddib muddo ku dhow…

Read More »

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo saaxiibada caalamka oo howlgallo iyo duqeymo ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyey Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan

0 Visits: 103 | Saturday August 15, 2026 - 14:32:45
WAR-SAXAAFADEED Taariikh: 14 Agoosto 2026 Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo saaxiibada caalamka oo howlgallo iyo duqeymo ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyey Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan

Read More »

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO GAARAY DHUUSAMAREEB, TALIYAHA CIIDANKA XOOGGA DALKA IYO MADAXWEYNAHA GALMUDUG OO SOO DHOWEEYAY

0 Visits: 101 | Saturday August 15, 2026 - 14:29:01
Dhuusamareeb, Galmudug — 14 Agoosto 2026 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Dowlad-goboleedka Galmudug.

Read More »

Wasiirka Amniga oo tababar u soo xiray ciidan ka tirsan Daraawiishta

0 Visits: 107 | Saturday August 15, 2026 - 14:27:37
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta Soomaaliyeed.

Read More »

Taliyaha ciidanka dhulka oo gaaray Dhuusamareeb

0 Visits: 104 | Saturday August 15, 2026 - 14:26:19
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Dowlad-goboleedka Galmudug.

Read More »

Wasiirka Fiqi oo Booqday Xarunta GIDS iyo Jaamacadda Difaaca Qaranka Pakistan

0 Visits: 129 | Thursday August 06, 2026 - 14:12:54
Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho rasmi ah ku jooga Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan isaga iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta booqday xarunta Shirkadda Global Industrial & Defence Solutions (GIDS) iyo Jaamacadda Difaaca Qaranka…

Read More »

Wasiirka Gaashaandhigga oo Booqday Taliska Ciidanka Badda Pakistan

0 Visits: 124 | Thursday August 06, 2026 - 14:10:48
Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho rasmi ah ku jooga Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan isaga iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta booqday Taliska Ciidanka Badda Pakistan, halkaas oo uu ku soo dhaweeyay Taliyaha Ciidanka Badda Pakistan,…

Read More »

TALIYAHA CXDS OO SOO XIRAY SHIRKA TALIYEYAASHA CIIDAMADA DIFAACA EE DALALKA CIIDAMADA KU TAAGEERA HAWLGALKA AUSSOM

0 Visits: 150 | Thursday August 06, 2026 - 14:07:53
Taliyaha Ciidanka XDS, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta soo xiray Shirka Taliyeyaasha Ciidamada Difaaca ee Dalalka Ciidamada ku Taageera Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasillinta Soomaaliya (AUSSOM).

Read More »

Wasiirka Gaashaandhigga oo Booqday Taliska Ciidanka Cirka Pakistan

0 Visits: 129 | Thursday August 06, 2026 - 14:05:44
Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho rasmi ah ku jooga Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan isaga iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta booqday Taliska Ciidanka Cirka Pakistan, halkaas oo uu ku soo dhaweeyay Taliyaha Ciidanka Cirka Pakistan,…

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Jabuuti

0 Visits: 160 | Wednesday August 05, 2026 - 14:46:33
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Jamhuuriyadda Jabuuti, General Zakaria Sheikh Ibrahim, iyo saraakiil sare oo la socday.

Read More »

Taliyaha ciidanka XDS oo tababar u soo xiray ciidan ka tirsan Kumaantoosta Danab

0 Visits: 159 | Wednesday August 05, 2026 - 14:44:30
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo uu wehliyo Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida, G/Sare Xasan Cali Nuur Shuute, ayaa tababar u soo xiray askar ka tirsan Ciidanka Sida Gaarka ah u Tababaran ee Danab (Danab Special…

Read More »

Hoggaamiyaha K/Galbeed oo xafiiskiisa ku qaabilay saraakiil uu hoggaaminayo Taliyaha CXD

0 Visits: 144 | Sunday August 02, 2026 - 23:00:54
Hogaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Baydhabo ku qaabilay wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud oo ay wehliyaan Taliyaha TURKSOM Brigadier…

Read More »

Maxaabiis ku xiran xabsiga MPCC oo tababar loo soo geba-gebeeyay

0 Visits: 152 | Sunday August 02, 2026 - 22:47:03
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Danjire Ilyaas Sheekh Cumar oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta tababar u soo xiray qeyb ka mid ah maxaabiista ku xiran Xabsiga MPCC ee KM7, isagoo isla…

Read More »

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo magacaabay Afhayeenka Wasaaradda

0 Visits: 174 | Sunday August 02, 2026 - 22:46:08
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa Laba-Xiddigle Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan u magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS.

Read More »

Wasiirka Gaashaandhigga oo qaabilay Safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

0 Visits: 125 | Sunday August 02, 2026 - 22:37:54
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Danjire Wang Yu.

Read More »