Share with your friends via email

Talyaha ciidanka booliska somaliya oo u amba baxey dalka mareykanka manta

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed sareeya gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta u ambabaxay dalka Mareykanka oo uu kaga qeyb galayo shir caalami ah oo looga hadlayo Boliiska Soomaaliya oo halkaasi ka dhacaya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip