Xukun 20 sano xarig ah oo lagu xukumay madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Mursi
Maxkamadda dambiyada ee dalka Masar ayaa ku labaatan sano oo xabsi ah ku xukuntay madaxweynihii xilka laga tuuray ee Masar Maxamed Mursi iyo xubno kale oo ka tirsanaa xisbiga Xorriyadda iyo Cadaaladda ee dalka Masar.