25 ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay howlgallo ay ciidamada ka sameeyeen Bakool
Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa AMISOM oo isgarabsanaya ayaa howlgallo shalay gelinkii dambe ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan gobolka Bakool, ku toogtay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab, halka kuwa kale ay ka dhaawaceen