Wasiirka cadaaladda oo ay wehliyan taliyaha ciidanka Asluubta iyo xeer illaaliyaha guud ee Qarranka ayaa maanta dhagax dhigay warshada farsamada gacanta ee maxaabiista oo laga hirgelinayo xabsiga dhexe ee Xamar, taasi oo loogu talagalay inay wax ku b