Taliyaha Ciidanka Badda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Jeneraal Cabdiwahaab Cabdullaahi Cumar, ayaa magaalada Venice ee dalka Talyaaniga kaga qayb-galay shirweynaha 15-aad ee Awoodda Ciidamada Badda ee dalalka caalamka, kaas oo uu soo qaban-qaab