Abaare 5:00 subaxnimo, fariisimo ay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ku leeyihiin magaalada Baydhabo waxaa weerar ku soo qaaday maleeshiyaad isugu jira Al-Shabaab iyo kuwa taabacsan Cabdicasiis Laftagareen, kuwaas oo weerarka u adeegsaday gaadiid l