War-murtiyeed laga soo saaray Shir-Madaxeedka Labaad ee Dalalka Ciidamada ka Jooga Soomaaliya.
War-murtiyeedka: Shir-Madaxeedka Labaad ee Waddamada Ciidamadooda ay qaybta ka yihiin Hawlgalka Taageerada iyo Xasillinta Soomaaliya ee Midowga Afrika (AUSSOM-TCC) oo maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Kampala ee dalka Uganda.