Share with your friends via email

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Muqdisho kula kulmay Taliyaha Ciidamada AFRICOM

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ahna Taliyaha Ciidanka Dhulka, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM), General Dagvin R.M. Anderson.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip