Wasiirka Gaashaandhigga oo Booqday Xarunta Tababarka Ciidamada Gaarka ah ee KASOTC ee dalka Urdun
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho ku jooga Boqortooyada Urdun, ayaa booqday Xarunta Tababarka Ciidamada Gaarka ah ee Boqor Cabdalla II (King Abdullah II Special Operations Training Center – KASOTC), halkaas oo