Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo isku dayay inay weerar ku soo qaadaan deegaanka Mubaarak ee Gobolka Shabeellaha Hoose.
To:
From:
Your Name:
Message: