Wasiirka amniga gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa magaalada Marrakech ee dalka Morocco kaga qaybgalay Shirka 93-aad ee INTERPOL, kaas oo looga hadlayo amniga caalamiga ah, ka hortagga damb