Share with your friends via email

Ra'iisulwasaaraha XFS oo daahfuray qorshaha dib u furista wadooyinka Caasimadda

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta daah-furay qorshaha dib loogu furayo waddooyinka xiran ee caasimadda, oo gaaraya 52 waddo, kuwaas oo 15-kii sano ee la soo dhaafay u xirnaa

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip