Share with your friends via email

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kulan la qaatay odayaasha deegaanka Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullahi Cumar "Generaal Khaalid", ayaa kulan la qaatay odayaasha deegaanka Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo dhawaan laga xoreeyay Khawaarijta.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip