Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidamada Uganda ee UPDF oo si buuxda u xoreeyay Magaalada Bariire
Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanaya Ciidamada Difaaca Uganda ee qaybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa galabta si buuxda gacanta ugu dhigay magaalada istiraatiijiga ah ee Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose