Share with your friends via email

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo maanta gacanta ku dhigay deegaanka Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Ciidanka Geesiyaasha Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa guul kale ka gaaray dagaalka lagula jiro kooxaha Khawaarijta, kadib markii ay si buuxda dib ula wareegeen deegaanada Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeellaha Hoose.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip