Share with your friends via email
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ayaa xalay saq-dhaxe Howlgal qorsheysan oo dhanka cirka ah ka fuliyay inta u dhaxeysa Mesagawey iyo Baraag Sheikh Caamir oo ka tirsan Galgaduud.
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah iyo dadka Deegaanka ayaa xalay saq-dhaxe Howlgal qorsheysan oo dhanka cirka ah ka fuliyay inta u dhaxeysa Mesagawey iyo Baraag Sheikh Caamir oo ka tirsan Galgaduud