Xukunka Maxamuud oo Muqdisho Lacagaha Baada ah uga aruurin jiray Khawaarijta.
Eedeysane Maxamuud Maxamed Macalim Maxamuud "Karaama" , ayaa loo soo xiray kamid ahaanshiyaha Khawaarijta, gaar ahaan inuu Qaabilsanaa aruurinta lacagaha baada ah ee Khawaarijta ay ka qaadaan Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool magaaladda Muqd