Share with your friends via email

Ciidanka XDS oo isu diyaarinaya sifeynta waddooyinka gala degmada Waajid.

Taliyaha qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto; Maxamed Sheekh Cabdullahi (Ciirow ) ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta ururka 260-aad guutada 9-aad qeybta 60-aad ku leeyihiin Degmada Waajid ee Gobolka Bakool.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip