Taliyaha ciidanka dhulka Xoogga Dalka Sareeyo Guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir oo ay wehliyaan saraakiil ciidan oo uu ka midyahay Taliyaha qeybta 21aad Jeneraal Cabdicasiis Cabdullaahi Qooje ayaa kormeer ku tegay Dugsiga Harqaboob ee Duleedka Magaalad