Ciidammada ammaanka ayaa xalay howl gal ay ka sameeyeen magaalada Muqdisho ku soo qabtay lacago been-abuur ah iyo dad lagu tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin kooxaha nabadda diidan sida uu Raadiyo Muqdisho u sheegay afhayeenka wasaaradda amniga Max