Dawladda Somalia ayaa ka hadashay tallaabo ay Somaliland shalay Berbera muddo kooban ku hor-istaagtay qaxooti Soomaali ah oo ka soo cararay dagaallada ka socda dalka Yemen, waxayna talabadaas ku tilmaantay ka baxsan bani aadamnimada iyo qawaaniinta c