Wasiirka Arimaha Gudaha xukumada Fadareelka Soomaaliya Mudane Abdirahmaan Maxamed Xusein odowaa ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ka furay Shir Socondoono Sadax Maalmood waxaana looga hadlidoonaa Hindise Sharciyeedka Qabya Qoraalka Jinsiyadda Soomaaliya